Madaxweyne Gaas “Gaalkacyo waxaa Duulaan ku soo Qaaday Xamar”

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Gaas ayaa mar uu ka hadlayey Xaalada gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo oo uu hada ka socdo Dagaal u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka isgarabsanaya ee Galmudug.

Gaas ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay duulaan ku soo qaaday Magaalada Xamar oo laga soo abaabulayo weerarada lagu soo qaaday magaalada Gaalkacyo.

Dhageyso.