Ten Facts About Hunger in Somalia

Ten Facts About Hunger in Somalia

Situated on the Horn of Africa and plagued by a history of instability, Somalia has fallen victim to crisis after crisis. Clan warfare, droughts, famines, and the presence of terror group al-Shabab have left much of the country vulnerable and without food. Here are 10 facts about hunger in Somalia: Most recently, hunger in Somalia […]

Doorka Muwaadinka – WQ Axmed Garmaqaate

Doorka Muwaadinka – WQ Axmed Garmaqaate

‘’Waa masuuliyadda shacabka inay ka ilaaliyaan Dawladdu inay khalad ku dhacdo’’ – Robert H. Jackson Mudo dhan rubuc-qarni ayuu Dalkeenu la’yahay Dawlad dhexe oo saamayn xoogan leh, inbadan oo ka mid ah bulshada qaybeheeda wax laga waydiiyo waxay ku sababeeyaan arimo kala duwan hase yeeshee waxaan anigu sabab uga dhigayaa muwaaddinka Soomaaliyeed oo isagu aalaaba […]

Yaa Dumiyay Dabaqii Rajada – Falanqayn

Yaa Dumiyay Dabaqii Rajada – Falanqayn

Yaa Dumiyay Dabaqii Rajada Galkacyo waa magaalo ku taal Bartamaha Soomaaliya ahna Caasimada Gobolka Mudug. Ka dib Burburkii kii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya, Galkacyo ayaa noqotay magaalooyinkii uu sida ba’an u saameeyay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Galkacyo waxaa ka wada taliya Puntland iyo Gal-mudug inkastoo badanka magaaladda ay ka tirsan tahay Puntland hadana koonfurta magaalada […]

The people and the nation will not benefit 4.5 clan based model of Somalia’s 2016 election model but for opportunist politicians?

The people and the nation will not benefit 4.5 clan based model of Somalia’s 2016 election model but for opportunist politicians?

Brief history The Somali Republic was founded in 1960 from territory contained in the colony of Italian Somaliland and the British Somaliland, in 1969, after nine years of democratic government, Somali military officer major general Mohamed Siad Barre seized power via a military coup and declared Somalia a socialist state. Clans opposed to President Barre […]

Guulihii Waxqabad ee Xukuumadda Madaxweyne Gaas Gobolka Mudug W/Q Maxamed Jabra

Guulihii Waxqabad ee Xukuumadda Madaxweyne Gaas Gobolka Mudug W/Q Maxamed Jabra

Talaado- 11-8-2015 ayey aheyd markii uu Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ka ambabaxeen Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ,iyagoona ku sii jeeday Gobalka Mudug ee Puntland oo ay safar shaqo ugu baxeen. Wefdiga Madaxweynaha oo ka koobnaa Wasiiro iyo saraakil katirsan Madaxtooyada Puntland ayaa ugu horeyn waxaa […]

OPINION: Illegal Fishing in Somalia – An Act of Piracy

OPINION: Illegal Fishing in Somalia – An Act of Piracy

It is an unacceptable to turn a blind eye to the problem of the illegal fishing in Somali waters. International community has never had a particularly strong interest in this topic. The first mandate of Operation ATLANTA did not include anything about it. And the last mandate includes, inter alia, to monitor fishing activities off […]

FAALO: Guusha Axmed Madoobe iyo Go’doonka Xassan Shiekh oo Isku soo beegmay

FAALO: Guusha Axmed Madoobe iyo Go’doonka Xassan Shiekh oo Isku soo beegmay

Waqtigu hadba waa si, Marna waa kula Jiraa Marna waa Kaa jiraa oo waa meertoo mindiduu ku daraa marar, halka mararka kalana Malab uu ku siiyo. Madaxwaynaha Dalka ayaa wajahaya Xaalad Siyaasadeed oo Cakiran halka Madaxwaynaha Jubbaland uu maanta ku guulaystay xilka madaxwayne nimo ee Maamulkaas Shanta Sano ee Soo socota. Xassan Shikeh, Madaxwaynaha Jamhuuriyada […]

ASRAARTA UUNKA – Waxaa qorey Dr. Saadiq Eenow

ASRAARTA UUNKA – Waxaa qorey Dr. Saadiq Eenow

Qore: Dr. Saadiq Enow Saadiq waa Qoraa, Siyaasi, iyo Mufakir   Haddii aad ka fekerto uunka (The Universe) iyo arimaha la yaabka badan oo maalin-ba maalinta ka danbeysa, aqoonyahannadu ay ka ogaanayaan dhismihiisa, waxaa ku helaya amakaak iyo u qaadan-waa. Uunku waa mid inoo dhow iyo mid innnaga-dheer. Uunka inoo-dhow wuxuu ka bilaabanayaa curiyayaasha (The […]