Guddiga Tiro koobka shaqaalaha rayidk ah ee dawladda Puntland gaarey gobollada Sanaag iyo Highland

Guddiga Tiro koobka shaqaalaha rayidk ah ee dawladda Puntland gaarey gobollada Sanaag iyo Highland

Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha dawladda Puntland oo kujira olole ballaaran oo lagu tiro koobeyo shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey magaalooyinka Badhan iyo Dhahar ee gobollada Sanaag iyo Highland si’ ay halkaasi uga soo suubiyaan tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawaladda. Masuuliyiinta gobolladaasi yo guddoomiyayaasha degmooyinka ayaa ka hor intaan […]

Akhriso:-Khudbada Guddomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Uu ka jeediyey Kal-fadhiga 39aad.

Akhriso:-Khudbada Guddomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Uu ka jeediyey Kal-fadhiga 39aad.

Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dawaladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa khubad muhiima ka jeediyey malinimadii shalay Kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland. Nuxurka khubada Guddomiyaha ayaa salku haysey waxqabadka dhabta ah ee Golaha Wakiila Dawladda Puntland u qabsoomay mudadii u dhexxeysey labada kalfadhi ee 38aad iyo 39aad. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale khudbadiisa ku sheegay qodobo mihiima […]

Dawladda Puntland oo Heshiis dhanka Tababarka shaqaalaha ah la gashay Dawladda Tanzania

Dawladda Puntland oo Heshiis dhanka Tababarka shaqaalaha ah la gashay Dawladda Tanzania

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyaradda iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayna ka mid yihiin hay’adda shaqaalaha rayidka ah, jaamacadda PSU iyo kooxda xiriirka mashruuca tayeynta shaqaalaha dowladda oo baryahaan safar shaqo ku marayey dalalka deriska ah ayaa maanta waxay heshiis waxbarasho iyo tababarrada shaqaalaha Dowladda la sixiixdeen mac-hadka tababarka shaqaalaha ee dalka Tanzania […]

DAWLADDA PUNTLAND OO HESHIIS LA SAXIIXATAY DAWLADDA KENYA.

DAWLADDA PUNTLAND OO HESHIIS LA SAXIIXATAY DAWLADDA KENYA.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Puntland Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Cabdulle oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Rayidka ah Mudane Mustafe Siciid Shabac, Agaasimaha Waaxda Xiriirka Goleyaasha Dawladda ee Madaxtooyada Siyaad Xusseen Mursal, Guddoomiyaha Jamaacadda Puntland State University Maxamuud Shiikh Xaamud iyo saraakiil ka socota Xafiiska Xiriirka Mashruuca Tayaynta Hay’adaha […]

Madaxweynaha Puntland Iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Xaflad soo Dhaweyn ah Loogu Sameeyey Magaalada London.

Madaxweynaha Puntland Iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Xaflad soo Dhaweyn ah Loogu Sameeyey Magaalada London.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa kala qayb galay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London habeenimadii Jimcaha 12/05/2017 xaflad soo dhawayn ah uu ay u sameeyeen madaxweynaha iyo weftigiisa. Xafladan soo dhawaeynta ah ee madaxweynha dawladda Puntland  iyo weftigiisa lagu maamuusayey ayaa waxaa soo qabanqaabisay jaaliyada Puntland […]

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Daahfuray Mashruuca Dib U Celinta Shacabka Soomaaliyeed Ee Kusoo Hayaamay Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Daahfuray Mashruuca Dib U Celinta Shacabka Soomaaliyeed Ee Kusoo Hayaamay Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 08 May 2017 daahfuray mashruuca dib u celinta shacabka Soomaaliyeed ee kusoo hayaamay Puntland. Kusimaha Madaxweynaha ayaa sheegay in Guddi loo xilsaaray fulinta  mashruuca dib u celinta shacabka Soomaaliyeed ee kusoo hayaamay Puntland, waxaana ay ka kooban yihiin guddigaasi Wasiirka […]

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxay Dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxay Dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 06 May 2017 safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London oo uu 10 May 2017  ka furmi doono shir lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaas oo ay ka soo qayb gelayaan Madaxdda DFS iyo Dawladdaha kale ee xubnaha […]

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed.

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 May 2017 magaalada Gaalkacayo ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgelinaayo magaaladasi, waxaana hirgelinaya mashaariicdani Company-ga Al- Baashid. Dhigax dhiga mashaariicdani ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada dawladda […]

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Tuulada Horogle Ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Tuulada Horogle Ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 May 2017 booqasho gaaban ku tegey tuulada Horogle oo hoostagta degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey tuulada Horogle waxgaradka iyo bulshada rayidka ah ee  ku dhaqan tuuladaasi, waxaana uu madaxweynuhu mid-mid u gacan qaaday dhammaan dadkii halkaasi ku soo […]

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo  Kuxigeenka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo  Kuxigeenka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefti uu hogaaminayo kuxigeenka safiirka dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Alican Aksoy. Kahor inta aanu Madaxweynuhu ku qaabilin xafiiskiisa weftigani ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Abdulaahi Yuusuf Ahmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan goloha wasiirada […]

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo  kulan muhiima kula yeeshay maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo,  Isimada, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi. Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiinka tirsan golaha wasiirada dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada dawladda Puntland, Saraakiisha […]

Guddiga Tirokoobka shaqaalaha dawladda Puntland oo Boosaaso ka bilaabay tiro koobka shaqaalaha

Guddiga Tirokoobka shaqaalaha dawladda Puntland oo Boosaaso ka bilaabay tiro koobka shaqaalaha

Kaddish markii dhowaan la daah furay barnaamijka tayaynta shaqaalaha dawladda rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa  guddiga Tayeynta & Tiro koobka Shaqaalaha dawladda Puntland waxa ay gaareen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari si u bilaabaan tirokoobka shaqaalaha dawladda ee kusugan magaaladaasi. Guddiga ayaa maanta tiro koob kooda rasmiga ah ka bilaabay  Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee dawladda Puntland, […]

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo, kana qayb galay xafladda daahfurka dhismaha Garoonkaasi.

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo, kana qayb galay xafladda daahfurka dhismaha Garoonkaasi.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa magaalaga Gaalkacayo ka dhagax dhigay dhismaha gaaroonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed,  isla markaana ka qayb galay xafladda daahfurka mashruuca dhismaha garoon kaasi. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin […]

Madaxweynha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay, Kadibna Daahfuray Mashruuca Dhismaha Wadada Garoowe Iyo Eyl.

Madaxweynha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay, Kadibna Daahfuray Mashruuca Dhismaha Wadada Garoowe Iyo Eyl.

Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29  April 2017 dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum, waxaaana uu madaxweynuhu daahfuray dhismaha mashruuca wadada isku xidhidoonta Garoowe iyo Eyl. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaarahadaha Kanooko ee magaalada Garoowe ku soo […]

1 2 3 128