Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,

Madaxweyna Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 15 September 2017 dalka dib ugu soo laabtay, kadib gudashada rukniga diiniga ah ee Xajka. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo kaso degey magaalada Boosaaso ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha magaaladaasi, maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso, masuuliyiin ka […]