Akhriso:-Khudbada Guddomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Uu ka jeediyey Kal-fadhiga 39aad.

Akhriso:-Khudbada Guddomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Uu ka jeediyey Kal-fadhiga 39aad.

Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dawaladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa khubad muhiima ka jeediyey malinimadii shalay Kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland. Nuxurka khubada Guddomiyaha ayaa salku haysey waxqabadka dhabta ah ee Golaha Wakiila Dawladda Puntland u qabsoomay mudadii u dhexxeysey labada kalfadhi ee 38aad iyo 39aad. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale khudbadiisa ku sheegay qodobo mihiima […]

Madaxweynaha Puntland Iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Xaflad soo Dhaweyn ah Loogu Sameeyey Magaalada London.

Madaxweynaha Puntland Iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Xaflad soo Dhaweyn ah Loogu Sameeyey Magaalada London.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey ayaa kala qayb galay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada London habeenimadii Jimcaha 12/05/2017 xaflad soo dhawayn ah uu ay u sameeyeen madaxweynaha iyo weftigiisa. Xafladan soo dhawaeynta ah ee madaxweynha dawladda Puntland  iyo weftigiisa lagu maamuusayey ayaa waxaa soo qabanqaabisay jaaliyada Puntland […]

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Daahfuray Mashruuca Dib U Celinta Shacabka Soomaaliyeed Ee Kusoo Hayaamay Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Daahfuray Mashruuca Dib U Celinta Shacabka Soomaaliyeed Ee Kusoo Hayaamay Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 08 May 2017 daahfuray mashruuca dib u celinta shacabka Soomaaliyeed ee kusoo hayaamay Puntland. Kusimaha Madaxweynaha ayaa sheegay in Guddi loo xilsaaray fulinta  mashruuca dib u celinta shacabka Soomaaliyeed ee kusoo hayaamay Puntland, waxaana ay ka kooban yihiin guddigaasi Wasiirka […]

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxay Dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxay Dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 06 May 2017 safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London oo uu 10 May 2017  ka furmi doono shir lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaas oo ay ka soo qayb gelayaan Madaxdda DFS iyo Dawladdaha kale ee xubnaha […]

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed.

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 May 2017 magaalada Gaalkacayo ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgelinaayo magaaladasi, waxaana hirgelinaya mashaariicdani Company-ga Al- Baashid. Dhigax dhiga mashaariicdani ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada dawladda […]

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Tuulada Horogle Ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Tuulada Horogle Ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 May 2017 booqasho gaaban ku tegey tuulada Horogle oo hoostagta degmada Gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa kusoo dhoweeyey tuulada Horogle waxgaradka iyo bulshada rayidka ah ee  ku dhaqan tuuladaasi, waxaana uu madaxweynuhu mid-mid u gacan qaaday dhammaan dadkii halkaasi ku soo […]

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo  Kuxigeenka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo  Kuxigeenka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefti uu hogaaminayo kuxigeenka safiirka dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Alican Aksoy. Kahor inta aanu Madaxweynuhu ku qaabilin xafiiskiisa weftigani ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Abdulaahi Yuusuf Ahmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin ka tirsan goloha wasiirada […]

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo  kulan muhiima kula yeeshay maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo,  Isimada, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi. Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiinka tirsan golaha wasiirada dawladda Puntland, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada dawladda Puntland, Saraakiisha […]

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo, kana qayb galay xafladda daahfurka dhismaha Garoonkaasi.

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo, kana qayb galay xafladda daahfurka dhismaha Garoonkaasi.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa magaalaga Gaalkacayo ka dhagax dhigay dhismaha gaaroonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed,  isla markaana ka qayb galay xafladda daahfurka mashruuca dhismaha garoon kaasi. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Abdulaahi Yuusuf Axmed ku soo dhoweeyey masuuliyiin […]

Madaxweynha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay, Kadibna Daahfuray Mashruuca Dhismaha Wadada Garoowe Iyo Eyl.

Madaxweynha Puntland oo Dalka Dib Ugu Soolaabtay, Kadibna Daahfuray Mashruuca Dhismaha Wadada Garoowe Iyo Eyl.

Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29  April 2017 dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum, waxaaana uu madaxweynuhu daahfuray dhismaha mashruuca wadada isku xidhidoonta Garoowe iyo Eyl. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaarahadaha Kanooko ee magaalada Garoowe ku soo […]

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Ka Xaaraan Tinimeeyey Gudaha Puntland Urrurka AL-Saaciduuna Bilxaq.

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo Ka Xaaraan Tinimeeyey Gudaha Puntland Urrurka AL-Saaciduuna Bilxaq.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 27 April 2017 shir jaraa’id uu ku qabtay qasriga madaxtooyada magaalada Garoowe waxa uu kaga hadlay urrurka lunsan ee ku dhuumanaya diinteena suuban ee Islaamka AL-Saaciduuna Bilxaq, kuwaas oo hore looga mamnuucay inay sii joogaan gudaha degaanada Puntland. Shirkani Jaraa’id […]

Madaxweynaha Puntland oo kulan layeeshay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Debeda Dalka Ethiopia.

Madaxweynaha Puntland oo kulan layeeshay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Debeda Dalka Ethiopia.

  Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelin kii danbe kulan kulayeeshay maagalada Addis Ababa Wasiiru Dawlaha Wasaaraha Arrimaha Debeda dalka Ehiopia Mss.Hirut Zemene iyo Agaasimaha Guud ee arrimaha Africa iyo IGAd ahna gudoomiya gudiga dhamaystirka Costume-ka Tuurbidi oo laga hirgelinayo xuduudka Puntland iyo Ethiopia Mr.Berhane Fisseha. Kullanka ayaa waxaa Madaxweynaha […]

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Guud Ahaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Kulan Lagaga Hadlayey Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Guud Ahaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 April 2017 ka qaybgalay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan Soomaaliya. Sidoo kale waxaa kulanka goobjoog ahaa Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Madaxda dawladdaha xubinta ka ah DFS iyo guddiga gurmadka abaaraha heer Fadaraal. Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kahadlay […]

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Shir ay maanta Yesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubinta Ka Ah.

Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galay Shir ay maanta Yesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubinta Ka Ah.

Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan  madaxda DFS iyo Dawladdaha Xunbinta  ka ah, shirka ayaa ka dhacay madaxtooyada magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirka waxaa Madaxweynaha  ku wehelinaayey Madaxweynaha Dawladda Fadaraalka Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS R’iisul wasaaraha Soomaliya, Madaxda maamul goboleedyada dalka […]

1 2 3 9