Xubno u tartamayey Agaasime waaxeeddo oo laga qaaday imtixitaan toos ah (Interview)

Xubno u tartamayey Agaasime waaxeeddo oo laga qaaday imtixitaan toos ah (Interview)

Xarunta hay’adda  shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaan toos ah (Interview)-ga ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo ka bannaan qaybo kamid ah  hay’adaha dawladda ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda ee Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland. Tababarka ayaa waxaa soo xaadiray dhammaan tartaayaashii iyadoo si toos ah loo weydiinayey su’aalo […]

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo imtixaan ka qaadday shaqaale cusub

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo imtixaan ka qaadday shaqaale cusub

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday Imtixaan ay u fariisteen 80 qof oo isugu jira 20 Rag iyo 60 Dumar kuwaas oo u tartamayey boosaaska Record Management ama kaydinta xogta dawladda oo loo qaadanay 7 kamid ah hay’adaha dawladda eek a faa’iideysanaya mashruuca tayaynta iyo shaqaalaysiinta ee uu Baanka adduunku ka caawinayo […]

Wasaaradda Qorshaynaynta dawladda Puntland oo Tababar u qabatay qayb kamid ah shaqaalaha dawladda

Wasaaradda Qorshaynaynta dawladda Puntland oo Tababar u qabatay qayb kamid ah shaqaalaha dawladda

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland ayaa tababar la xiriira hannaanka Qiimaynta iyo Kormeerrada (Monitoring and Evaluation) u qabatay shaqaalaha  hay’adaha kala duwan ee dawladda u qaabilsan Qiimaynta iyo kormeerrada. Shaqaalahaan ayaa waxaa lagu tababarayey  sida loo isticmaali doono habraacyo la xiriira hannaanka Qiimaynta iyo Kormeerrada ama (M&E Framework) kaas oo dhowaan la […]

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo qaadday Imtixaanka agaasimeyaal cusub

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo qaadday Imtixaanka agaasimeyaal cusub

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday Imtixaan ay u fariisteen 44 qof oo isugu jira Rag iyo Dumar isla markaana loogu tartamayey siddeed boos ama jago oo ka bannaan qaybo mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha ka faa’iidaysanaya Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ee Baanka adduunku uu ka caawinayo dawladda Puntland. Jagooyinka cusub ee […]

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo tababar heer sare ahi ugu soo xirmay Garoowe

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda  Puntland oo tababar heer sare ahi  ugu soo xirmay Garoowe

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta Tababar soconayey muddo toban beri ahi ugu soo xirmay Xarunta Jaamacadda Puntland State waxaana Tababarkaasi qabanayey  Mac-hadka Tababarka shaqaalaha rayidka ah ee Dawladda Institute of Public Administration and Management (IPAM) iyo Jaamacadda PSU oo  iyadu martigelinaysa Mac-hadka (IPAM) maadaama aanu weli dhammay tirmin dhismaha Mac-hadku. Tababarkaan ayaa isugu jirey […]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay guddoomiyeyaasha Baarlamaanada labada gole ee Dalka Nigeria

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la kulmay guddoomiyeyaasha Baarlamaanada labada gole ee Dalka Nigeria

Waftiga uu hor kacayo guddoomiyaha Baaarlamaanka Puntland eek u sugan dalka Nigeria ayaa kulamo muhim ah kula yeeshay xarunta Baarlamaanka dalkaasi xubno ka kooban labada gole ee Baarlamaanka dalkaasi Nigeria ee magaceeda loosoo gaabiyo NASS (National Assembly) iyo Aqalka Sare (The Senate). Ujeedada kulamadaan dhexmaray Baarlamaanka Puntland iyo Baarlamaanka Nigeria ayaa ahaa aqoon is weydaarsi […]

Baarlamaanka Puntland oo kulamo la qaatay Baarlamaanka Nigeria

Baarlamaanka Puntland oo kulamo la qaatay Baarlamaanka Nigeria

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland mudane Axmed Cali Xaashi iyo Wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u jooga Dalka Nigeria ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la qaatay xubno kamid ah Madaxda sare ee dalkaasi iyo Madaxa hay’adda UNDP ee dalka Nigeria. Guddoomiyaha ayaa ugu horrayn kulan la qaatay Madax ugu sarreeya UNDP ee dalkaasi  Dr. […]

Shir looga hadlayey Sharciga Hubinta iyo tiro koobka Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Shir looga hadlayey Sharciga Hubinta iyo tiro koobka Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Shir muddo dhowr toddobaad ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Qorashaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland isla markaana looga arrinsanayey dib u eegista shacriga Istaatiitiga dawladda ama sharciga hubinta iyo tiro kooba ayaa lasoo geba-gebeeyey iyadoo muddadii uu soconayeyna si weyn loo lafo guray sharcigaasi. Xeerkaan oo hore ay u meel mariyeen golaha fulinta ee […]

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo Tababar uga furmay Garoowe

Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland oo Tababar uga furmay Garoowe

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha dawladda Puntland ayaa magaalada Garoowe Tababar uga furtay Shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland, tababarkaas oo lagu qabtay Jaamacadda Puntland State University (PSU). Shaqaalahaan tababarka loo furay ayaa isugu jirey Madaxqaybeedyo iyo Agaasime waaxeedo kuwaas oo tiradoodu kor u dhaafayso 180 qof isla markaana ka kala hawl-gala xarumaha dawladda ee dhammaan gobollada Puntland. Tababarkaasi oo socon doono muddo 10 beri ah […]

Baarlamaanka Puntland oo shir uga furmay dalka Nigeria.

Baarlamaanka Puntland oo shir uga furmay dalka Nigeria.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugnaa caasimadda dalka Naigeria ee Abuuja ayaa halkaasi shir uga furmay. Waftiga uu hoggaaminayo guddoomiyuhu oo ay kamid ahaayeen  Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo lataliyayaal Maanta ayaa waxay marti u ahaayeen Mac-hadka Xeer dajinta iyo Daraasaadka  Barlamaanka […]

Kulamo looga hadlayey jihaynta qorsheyaasha dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Kulamo looga hadlayey jihaynta qorsheyaasha dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Kulamo kala duwan oo soconayey muddo hal 7aad ah loogana hadlayey hagidda ama jihaynta (Strategic Plans) hay’adaha kala duwan ee dawladda Puntland  ee afarta sano ee soo socota ayaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda qorshaynta ee Dawladda Puntland iyo xaruumaha Hay’adaha ka faa’iidaysanaya Mashruuca Tayaynta Hay’adaha Dawladda. Nuxurka kulamadan  ayaa ahaa sidii ay hay’ad waliba u […]

Kulan looga arrinsanayey samaynta siyaasadda Qiimaynta iyo Kormeerka oo lagu qabtay Garoowe

Kulankaan oo ahaa mid wada tashi ah ayaa waxaa  looga hadlayey  siyaasadda qiimaynta iyo kormeerka  taas oo gundhiggeedu yahay sidii loo dhammaystiri lahaa siyaasaddaan isla markaana ay dhammaan hay’adaha kala duwan ee dawladda Puntland ugu wada shaqayn lahaayeen siyaasaddaasi. Ujeeda ugu weyn ee siyaasaddaan loo hirgelinayo ayaa sidii ay ugu wada shaqayn lahaayeen dhammaan hay’adaha […]

Shir looga hadlayey natiijadii laga gaarey Mashruuca CIP labadii Sano ee Lasoo dhaafay oo Kenya lagu qabtay

Shir looga hadlayey natiijadii laga gaarey Mashruuca CIP labadii Sano ee Lasoo dhaafay oo Kenya lagu qabtay

Shirkaan oo muddo dhowr beri ah ka socey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ahaa mid looga hadlayey horumarrada laga gaarey mashruuca tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ee Capacity Injection Project kaas oo uu Baanka adduunku ka caawinayo  Dawladda dawladda Puntland.. Shirka ayaa dhinaca dawladda Puntland waxa uga qayb galay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka […]

Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal ah u ah shaqaalaha dawladda.

Dawladda Puntland oo Kenya la saxiixatay qorshe hawleed dhaxal gal ah u ah shaqaalaha dawladda.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha  Madaxtooyada ee  xiriirka  goleyaasha Ahna Afhayeenka Dawladda Puntland  ayna ka mid ahaayeen Agaasimeyaal kala ah  Wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyaradda iyo ciyaaraha,   Jaamacadda PSU gaar ahaan Machadka tababarka shaqaalaha Dawladda Puntland iyo xubno ka socda mashruuca tayeynta shaqaalaha Dawladda oo beryahaan safar shaqo ku joogey dalka Kenya ayaa la sixiixatay qorshe […]

Shir lagu gorfaynayey siyaasado dhaxal-gal u ah shaqaalaha Dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Shir lagu gorfaynayey siyaasado dhaxal-gal u ah shaqaalaha Dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Shir looga hadlayey siyaasadda Tababarka iyo Hagidda shaqaalaha cusub ee khibradda u baahan Coaching and Mentoring ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha PUntland ee Garoowe. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo ciyaaraha Puntland mudane Cabdirisaaq Shire Ismaaciil, Madaxqaybyeedyada ka hawl-gala dhammaan Xarumaha […]

1 2 3 14